Saakow oo Laga Qeybiyay Sakada Xoolaha.(Sawiro+Maqal)

Dad badan oo masaakiin ah ayaa ka faa’ideystay sakada xoolaha nool oo maktabka diiwaanka xarakada Alshabaab uu ka qeybiyay Magaalada Saakow ee Gobalka Jubada Dhexe.

Haween iyo Rag da’ah ayaa ka muuqday dadka qaatay sakada xoolaha.

Qaar kamid ah dadweynaha sakada qaatay oo Alfurqaan la hadlay ayaa mujaahidiinta kaga mahadceliyay sida ay isugu xilqaameen in sakada ay ka qaadaan dadka wax haysta kadibna ay ku celiyaan masaakiinta.

HALKAN KA DHAGEYSO CODADKA.

Hoos Ka Daawo Sawirada..

1256789101112131415161718192021222324252627293031323334dsc01556

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.