Siyaasiga wax ma dhorsadaha ah.

micSoomaaliya waxaa qaribay oo haadaan dheer ka riday siyaasiyiin aan dhogor lahayn oo dhuuni iyo xil mooyee wax kale aan ka fikirin ,waxaanay daacad u noqdeen cadawga umadda soomaaliyeed gaar ahaana dowladaha raba in wax soomaaliya la yiraahdo aan dib loo maqal.

Siyaasiyiintaan ma jiraan wax haba yaraatee ay ka dhowrsanayaan waxaanay xera doofaarba ha ahaatee u gelayaan meel kasta oo ay arkaan in ay wax dan aduunya la xariira ka helayaan.

Waxay umadd u gacmo qabteen shisheeyaha soo duulay iyagoo sidoo kalena garab iyo gashaan u noqday.

Hadaba aqoon yahan Maslax oo ka tirsan Dhalinyarada Soomaalyeed ayaa idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan uga waramay waxa uu ku micneyn karo siyaasiyinta maanta waxaanuu geesta kale baaq muhiim ah u jeediyay guud ahaan umadda Soomaaliyeed.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Aqoon-yahan-Maslax.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.