Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigtay Diyaarad drone ah oo ay gacanta ku hayso(Sawiro).
Iyadoo maalintii shalaya deegaanno hoos dhaca degmada Awdheegle ee wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ay kusoo dhacday diyaarad drone ah oo ay leedahay dowladda Maraykanka Islamarkaana Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen ayaa waxaa lasoo bandhigay diyaaradaas.
Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa warbaahinta Islaamiga ah usoo bandhigtay diyaaraddda ku dhacday gacanta Mujaahidiinta oo ah diyaarad wax basaasta.
Ciidamo katirsan Mujaahidiintii diyaaradda gacanta kusoo dhigtay oo aad u hubeysan iyo diyaaradda ayaa Sawirro laga soo qaaday.