Daawo: Qaybta Sedexaad ee Hay’adda Al-Ixsaan iyo Daryeelka Bulshada.

Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa baahisay qeybta Sedexaad muuqaallo ay kasoo duubtay waxqabka hay’adda kheyriga Al-Ixsaan ay kawado wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya.

Qeybtan Sedexaad ee Filimka waxaa lagu soo bandhigay howlo gargaar ah oo hay’adu ka fulisay wilaayada Islaamiga ah ee Bay iyo Bakool gaar ahaan deegaanada Buur-dhuxulle iyo Labaatan Jirow.

Gargaarka hay’adda ay ka qeybisay deeganadaas wuxuu isugu jiray Raashiinka quutul daruuriga ah iyo dawooyin loo qeybiyay dadka Muslimiinta ah ee ku nool deegaanadaas, waxaana howshaas gurmadka ah si aad ah ugu farxay dadka deegaanka oo baahi weyn u qabay.

Hoos ka Daawo.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.