Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadlaha ah ee ka baxa warbaahinta Islaamiga  ah ee Alfurqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa xaaladaha guud ee caalamka Islaamka.

Barnaamijka waxaa sidoo kale kusoo qaadanay Shir jaraa’id oo uu qabtay Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Abuu Muscab, kaas oo ka hadlay weerarkii maanta katiibada Saalax Nabhaan ay ku qaaday Xero ciidan oo Kenyaatigu ku lahaayeen Kulbiyow.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 27-01-2017

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.