Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Shabeelaha Hoose Dhageyso+Sawiro.
Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada.
Ciidamadaan ayaa ah kuwa la xoojiyay oo horay kaga howlgali jiray Gobalka.
Waaliga Gobalka shabeelaha hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay ciidamadaan inay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumada ah sida dadka memoriyada ku qaata aflaanta xun.
waxay howshooda noqon doontaa farida wanaaga iyo reebida xumaanta.
Sheekh Jaamac cabdisalaam oo goobta ka hadlay ayaa la dardaarmay ciidamada.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Abuu Usaama.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Jaamac.
Allaahu akbar ,allaahu mansuril mujaahidiina fii kuli makaan ,maansha allaah .