Dhageyso:Alshabaab oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Rag ushaqeynayay Maraykanka iyo Maamulka Kismaayo.
Boqolaal dad ah ayaa shalay galinkii danbe isugu soo baxay fagaare ku yaala deegaanka Yaaq-baraawe ee gobalka Bay halkaasi oo lagu dilay 3 ruux oo ukala shaqeynayay CID-da Maraykanka iyo Maamulka Jubbaland ee xaruntiisu tahay Kismaayo.
1-Cabdullaahi Gaabey Maxamed Nuur oo 36 jir ahaa ayaa lagu eedeeyay jaasuus ushaqeeya CIA- da Maraykanka.
2-Maxamed Iimaan Xasan Da’diisu tahay 42 sanno jir waxaa lagu eedeeyay inuu basaas u ahaa maamulka Axmed Madoobe.
3-Maxamed Shariif Cali Da’diisu ay tahay 21 sanno jir waxaa lagu eedeeyay inuu basaas u ahaa maamulka Kismaayo ee Axmed madoobe.
Mid kamid ah qudaada xarakada Alshabaab ayaa xukunka ku dhawaaqay kadibna rag shabaabka katirsan ayaa fuliyay xukunkaasi iyagoo qaarka sare ka toogtay eedeysanayaasha.
Dhageyso Codka Qaadiga riday xukunka Yaaq baraawe.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goobaha ay kataliso marar badan ku toogatay dad basaas u ahaa shisheeyaha iyo dowladda waxaana ay wali gacan adag ku wajahaysaa jawaasiista ka dhex shaqeysa goobaha ay ka aramiso.
asalaamu caleykum ikhwaani filaah awalan waxaan idiin jeclahay alle dartiis alle ha idinka aqbalo cibaa dadiina aad umada muslimiinta u heysaa sabra badiya ne adkaarta kiina liita ne u dhimriya waxa kaliya libinta lugu helo waa samir iyo dulqaad iyo alle ka cabsi badan ogaada ne camalka aad heysaan waa masuuliyad caam ah dadka ka soo baxaane ee adag tahay waxaan idinka rajeynaa in aad ka soo bixi doontaan idinka alle waxaan ka loo idinka cod sanayaa in dadka miiga jiro loofuro madaaris diini ah si ee u fahmaan diintooda taas ne xil gooni ah ha liiska saaro tuulo tuuladee ka ween tahay waa in looga dhiso madarasooyin cilmiga diiniga insha alh aad ayaan idin jeclahay marki aan arko xaqii oo dilaaway waan farxaa in badan aderrayaal alle ha idin ka farxiyo barasha sharciga islaamka ha idiin ahaado adaf kiina koowaad kan labaad ne ha idiin ahaado jihaadka alle dartiisa ah insha alh JIHAADU KUM MU BAARAK WASALAAMU CALEYKUM
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد اللهم انصر الاسلام والمسلمين