Dhageyso:Asbaabta Abaaraha iyo sida looga bixi karo.
Dalka Soomaaliya waxaa ka jira abaaro saameeyay dadka iyo duunyada marka uu dabo dheeraaday jiilaalka.
Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa la hadlay idaacada alfurqaan isagoo faafaahiyay asbaabta keenta abaaraha.
Sakada oo aanan la bixin iyo dadka gaalada daba socda ayuu qeyb kamid ah ku macneeyay waxa usabab ah abaaraha jira.
Sheekha ayaa Soomaalida ugu baaqay in allaah ay usoo laabtaan si dhibaatada ay kaga baxaan.