Dhageyso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay abaaraha. On Jan 27, 2017 298 0 Barnaamijka diirada jimcha ayaa looga hadlay abaaraha ka jira Soomaaliya iyo sida looga bixi karo. Mid kamid ah Culimada diinta islaamka iyo xoolo dhaqato ayaa ka qeybqaatay Diirada Jimcaha. Halkan Kala Deg Diirada Jimcaha 27 01 2017. 0 298 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail