Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Qodob Muhiim ah.
Barnaamijka diirada jimcaha oo ay marti ku ahaayeen Injineer Xuseen Owgaab,Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi,Naba doon Kufridiid ayaa looga hadlay waxa ay tahay tahay shaqo iyo sharafta ay uleedahay umadda Soomaaliyeed.