Dhageyso:Diirada oo looga hadlay waxa uu soo kordhin karo Baarlamanka Hoggaanka Doortay.

golaha Baarlamanka ayaa Muqdisho ku doortay Hoggaan Sare, waxaana Gudoomiye loo doortay Maxamed Cismaan Jawaari.

Ku xigeenno ayaa la doortay waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka Muqdisho iyadoo wadooyin badan la xiray.

Hadaba waxa laga filan karo baarlamanka iyo waxa ay kaga duwanyihiin baarlamankii hore ayaa lagu faaqiday diirada.

ka qeybgalayaasha diirada.

1-Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan.

2-Maxamed Axmed Guuleed.

3-Xasan Nuur Sabtow.

4-Nabadoon Warsame.

Halkan Kala Deg Diirada Jimcaha 13 01 2017.

You might also like
1 Comment
  1. hassan abdulle mohamud says

    waa xasan abdule oo jooga south Sudan wau asalamuleykum waraxmatatilahi wabarakatuhu marka hore waan idin salamay waxgaradka iyo masuliyihinta ka qeybgaleysa barnaamisha waxan leeyahay barlaban ladhiso iyo madaxweyne LA dooro waxba soon kordhinmeyso kywaan horay ayaan isoo aragnay halgalnka haka wado galafa haleyska dhacsho wabilahi towfiiq

Leave A Reply

Your email address will not be published.