Dhageyso:falanqeyn ku aadan weerarkii Ceelcade oo sanad laga joogo.

ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa 15 bishii koowaad sanadkii 2016-kii waxa ay weerareen saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin magaalada Ceelcade ee gobalka Gedo.

Haatan weerarkaasi waxaa laga joogaa hal sano walina Kenya kama aysan hadlin qasaaraha ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii Ceelcade.

Hadaba falan qeyn ku aadan sida uu udhacay weerarkaasi iyo Kenya waxay kaga dhignayd qasaaraha soo gaaray ciidamada Kenya ayaannu dhex dhignay Maxamed Xasan,Cali Cabdikariim iyo Muxumed Qooje.

Dhageyso Falanqeynta Weerarkii Ceelcade.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.