Dhuuxa oo caawa lagu soo qaatay qodobo muhiim ah.(Maqal+Sawiro)

Barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo habeen kasta ka baxa idaacadda alfurqaan waxaa caawa lagu soo qaatay wareysi waaliga shabeelaha dhexe sheekh Kabo kutakade ay la yeelatay idaacadda Alfurqaan isagoo ka hadlay saraakiil ay ku dileen magaalada Jowhar.

dhuuxa waxaa caawa intiisa badan  lagu soo qaatay qudbadaha laga jeediyay munaasabad lagu soo xirayay jaamacada ibnu Taymiyah oo ay ka aflaxeen arday muddo sadax sano ah bartay kutubta umuhaatu sitah.

Munaasabada waxaa ka hadlay rag badan balse caawa waxaad maqlaysaan Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ahaa baraha jaamacada,Sheekh Jaamac Cabdisalaam iyo Sheekh Xayaakalaah.

Dhagayso Dhuuxa Wareysiyada 22 01 2017

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.