Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa.
Barnaamijka dhuuxa wareysiyada waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin kalimad uu jeediyay sheekh Cali dheere oo ku saabsan weerarkii Kulbiyow iyo shacabka Jubooyinka oo ka hadlay aragtidooda ku aadan weerarkii Kulbiyow.