Jamaacad Jihaadi ah oo ku midoobay dalka Suuriya.(Akhriso Bayaan)
Wararka ka imaanaya dhulka barakeysan ee Shaam ayaa ku waramaya in Jamaacaaad katirsan kooxaha ka dagaalama dalka Suuriya ay gaareen midnimo buuxda, kadib markii ay arkeen halka ay mareyso saaxada Suuriya.
Bayaan saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay baraha Telegramka ee taageera Jamaacaadka JIhaadiga ayaa lagu sheegay in Jamaacaadka Jabhadda Fatxu-Shaam, Ansaaru-diin, Jayshu-Sunnaha, Xarakat Nuuru-Diin Zanki, iyo Liwaa’ul Xaq, waxaana Jamaacaadkan ay ku midoobeen magaca ” Hay’adda Xureynta Shaam”.
Amiirka Jamaacadan cusub ee ay ku midoobeen lixdan Jamaaco ayaa ah Al-Muhandis Abuu Jaabir Haashim Al-Sheykh.
Jamaacaadkan waxay ugu baaqeen Jamaacaadka kale ee Suuriya ku sugan iney kusoo biireen Jamaacadan cusub, islamarkaana uga farxiyaan dadka Muslimiinta.
