Sheekh Xasan Takar”Waa Xaaraan in Laga Qeybgalo Ciida Kirismiska”(Dhagayso)
Sanad kasta dabayaaqada Bisha ugu danbeysa waxaa dhaca xaflado ay dhigtaan Masiixiyeen udabaal dega ciida Kirismiska.
Soomaalida badan ayaa tagta kuwa badan waxaa lagu doonsiiyaa hadiyado ay bixiyaan masiixiyiinta oo weyneynaya maalmaha dabaaldegaasi.
Sheekh Xasan Takar oo kamid ah Culumada Diinta islaamka ee wilaayaadka dalka Soomaaliya ayaa uwaramay idaacadda islaamiga ah Alfurqaan.
Sheekha ayaa sheegay in xaaraan ay tahay in laga qeybgalo ciida kirismiska.