Sidee Looga Arkay Jubooyinka Weerarkii Kulbiyow.?(Maqal)

Dadkaan oo la hadlayay idaacadda alfurqaan ayaa soo dhaweeyay jabkii ciidamada Kenya kasoo gaaray dagaalkii taariikhda galay ee ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee Jubada Hoose.

Waxa ay sheegeen Kenya inay dhaxashay miraha ka dhashay dhibaatadii ay ugaysatay shacabka Soomaaliyed.

Shacabka Kenya ayay ugu baaqeen inay la xisaabtamaan dowladooda oo wiilashooda kala baxaan Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Aragtida dadweynaha Kulbiyow.

Si kastaba ha ahaatee dagaalkii Kulbiyow ayaa Kenya looga dilay in ka badan 60 askari waxaana shabaabku gacanta ku dhigeen wixii yiilay xerada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.