Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka, wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa warbaahinta islaamiga ee Alfurqaan, waxaana lagu soo gudbayaa xaaladaha ka taagan caalamka Islaamka.

Todobaadkan waxaa barnaamijka xoogiisa aan ku qaadanay Istish-haadka Sheekh Cumar Cabdi Raxmaan iyo bayaanaadka Taczida ah ee laga soo saaray.

Halkan ka Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 24-02-2017

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.