Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.
Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada waxa uu kamid yahay barnaamijyada habeen waliba ka baxa Idaacadda Alfurqaan, waxaana lagu soo qaataa waraysiyo lagu falanqeynayo xaaladda dalka.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 25 02 2017