Dhagayso: Tarjmada Afsoomaaliga ee kalimaddii uu jeediyay hogaamiyaha Alqaacida ee Jaziiradda Carabta.
Mu’assasada Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad uu jeedinayo Amiirka Alqaacidada Jaziiradda Carabta Sheekh Abii Hureyra Qaasim Al-Riimi.
Sheekha ayaa kalimadan wuxuu kaga hadlay weerar fashilmay oo dhawaan ciidamada Maraykanku kusoo qaadeen deegaanka Yaklaa ee gobolka Al-Baydaa.
Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa tajamo Afsoomaali ah saartay kalimadda sheekha uu jeediyay oo soconeysa qadar 11 daqiiqo ah.
Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ee Kalimadda Sheekh Abuu Hureyra