Dhageyso:Aragtida Shacabka ee Ku Aadan Soomaalida Gaalowday ee uriyaaqay Farmaajo.
Dadka soo dhaweeyay Doorashada Farmaajo waxaa kamid ah soomaalida gaalowday ee dalka dibadiisa ku sugan.
Filim ay iska soo duubeen ayay ku sheegeen in Farmaajo yahay Madaxweynihii ay sugayeen oo ay la shaqeyn doonaan.
Sida ay sheegeen siyaasiyiin Farmaajo ayaa ah shaqsi cilmaani ah oo muddo ku noolaa dalka Maraykanka.
Buug uu qoray ayuu horay ugu gafay diinta islaamka.
Hadaba idaacadda alfurqaan ayaa qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ubandhigtay waxa laga dhadhasan karo in Farmaajo uu noqdo madaxweynihii ugu horeeyay ee soomaalida gaalowday si kal iyo laab usoo dhaweeyaan.
Halkan Ka Dhageyso Aragtida Shacabka.
Culimada diinta islaamka ayaa ka digay madaxweyne Farmaajo iyagoo sheegay xukunkiisa inuu yahay qof ka baxay diinta islaamka oo lamid ah madaxdii isaga ka horeysay.
Iyadoo culimada rabaaniyiinta xukunkaasi siiyeen Farmaajo ayaa hadana Culimada Ictisaam oo uu kamid ah sheekh maxamed Idiris ay soo dhaweeyeen in dalka Soomaaliya uu madaxweyne ka noqdo Farmaajo.