Suldaan Garyare”Farmaajo xagga xumaanta iyo cilmaaniyadda wuu ka daranyahay Xasan Sheekh”(Maqal)

hadal heynta doorashada uu kusoo baxay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wali ka taagan gudaha dalka iyo dibadiisa.

dadka wadaniyiinta ah  ee sida dhaw ula socda xaalada dhabta ah ee ka taagan Soomaaliya ayaa durbadiiba ka digay Farmaajo xili dad badan oo u ooman dowlad ay madax qaaday sheegashada ah in Farmaajo yahay wadani kasoo horjeeda shisheeyaha.

Suldaan Maxamed Garyare oo kamid ah aqoonyahanada ku nool dalka dibadiisa oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda ALfurqa ayaa sheegay in Madaxweye Farmaajo uusan waxba ka duwanayn madaxdii isaga ka horeysay ee dalka Soomaray.

Waxa uu soo hadal qaaday buug uu qoray Farmaajo oo uu ugu gafay diinta islaamka.

“Farmaajo xagga xumaanta iyo cilmaaniyadda wuu ka daranyahay Xasan Sheekh”ayuu yiri Garyare isagoo faafaahiyay sababta uu kaga daranyahay Xasan sheekh.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Suldaan Garyare.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.