Al-Shabaab oo Xalay gudaha u galay degmada Afgooye.

 

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay gudaha u galeen degamda Afgooye oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan dowladda federaalka.

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen saldhigyo ciidamada dowladda ay ku suganyihiin oo ku yaala degmada Afgooye.

Wararka waxay intaas ku darayaan in Mujaahidiinta ay la wareegayaan saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda, waxaana ay magaalada kasoo baxeen markii ay howshoodu dhameysteen.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.