Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug.
Daawo Hey’adda Al-Ixsaan Oo Raashin Ka Qeybisay Mudug.
Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan oo gurmad lixaad leh ka wada wilaayaadka islaamiga ah, ayaa raashin ka qeybisay degmada Xarardheere iyo tuulada Dumaaye oo ka wada tirsan gobolka Mudug.
Sida laga dheehan karayo muuqaalka, waxaa raashinka loo qeybiyay dad boqolaal ah oo ay saameyn ku yeesheen abaaraha, kuwaasoo ay kamid yihiin waayeello.