Daawo Sawirro: Gurmad laga qeybiyay Tooratoorow.

Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gurmad raashiin qeybin ah waxya ka sameysay degmada Tooratoorow oo katirsan wilaayada Shabeellaha hoose.

Gurmadka degmada laga qeybiyay wuxuu ka koobnaa bur, bariis, Sokor iyo saliid, waxaana helay dad cadadoodu gaareyso 103 Ruux.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.