Daawo Vedio+Sawirro: Al-Ixsaan Iyo Daryeelka Bulshada (Qeybta 4-aad)
War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa soo saaray barnaamij muuqaal ah oo ay ka diyaarisay mashruuc caafimaad oo ay wilaayaadka islaamiga ah ka fulisay hey’adda samafalka ee Al-ixsaan.
Mashruucan oo ah daweynta xanuunada indhaha ayaa waxaa ka faa’iideystay dad fara badan oo isugu jira caruur, dhallinyaro iyo waayeel, waxaana sida muuqaalka laga dheehanayo dadka loo sameeyay, baaris casri ah, qalliino iyo daweyn intaba.
Ma jirto wax lacago ah oo laga qaaday dadkan, maadaama ay hey’addu tahay mid u taagan u adeegidda bulshadeeda, taasoo ka duwan hey’adaha shisheeye oo ay mahaariicdoodu ku qotomaan dano gaar ahaaneed.
HOOS KA DAAWO FILIMKA.