Daawo Vedio+Sawirro: Tartanka Macaahidda Beelaha.

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay idiin soo gudbineysaa muuqaal ka tarjumayo horumarka wax barasho ee ka jira wilaayaadka islaamiga ah, gaar ahaan macaahidda ay furteen beelaha.

Beelaha oo waagii hore ku tartami jiray colaada dhexdooda ah, ayaa haatan ku tartamaya wax barashada, waxaana barnaamijkan laga dheehan karayaa baratan qiimo badan oo ku qiiro galinaya.

Tartankan ayaa waxaa ka qeyb galaya beelaha kala ah:

Cawrmale (Machadka Abu Hureyra)

Beesha Eelaay (Machadka Abu Bakar Saddiiq)

Beesha Ajuuraan (Machadka Ibnu teymiya)

Beesha Garre (Machadka Cusmaan Bin Cafaan)

Haddaba Hoos Ka Daawo Tartanka Macaahidda Wilaayada Islaamiga Ah Ee Bay Iyo Bakool.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.