Deg deg: Ku Dhawaad 20 Askari oo DF looga Dilay Sh/dhexe.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee qaabilsan qaraxyada ayaa goor dhow weerar ku qaaday askar katirsan kuwa DF oo marayay meel qiyaastii 50km u jirta magaalada Jowhar laguna magacaabo War-ciise.
Wararka ayaa sheegaya in qarax weyn lala helay gaari ay saarnaayeen ciidamadan, waxaana halkaasi ku burburay gaariga, iyadoo la xaqiijiyay in 16 askari oo saarnaa ay ku qur bexeen.
Weerarada ka dhanka ah DF iyo ciidamada shisheeye ayaa joogto ah, iyadoo 24kii saacba ay dhacaan weeraro badan oo geysta khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Daba dhilif diliyo gawraciyo deeb u mari weeye
Dambiilaha inaan dacay suriyo daqar ku jeed weeye
Diintaan nin kii cadaw giyee nacab kusii daaban
Dariiqii haboonaa nin kaan doonin maris tiisa
Doc ka yeeradii iyo ku wii nalagu daaneeyey
Niman kaa kufrigu daaq baree uu dulayn xabashi
Dubka oogaday uga eg yiin diirka soomaali
Wase daadah baray oo rabay duul nasaaraahe
Diloo laaya waxaa lagu helaa darajo way nayde
Daartii firdaws buu galaa duulki laayaaye
Doodna kama ay taag noo waa siday diintu faray saaye
Dulmiilaha ku naaxee shacbiga cuni dubaax diisa
Eebahay ha darajeeyo kii diloo laaya
Salaamun calaykum.
Allaha idin barakeeyo.