Dhagayso Muxaadaro Muhiim ah oo uu jeedinayo Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam.
Dhagaystayaasheena Sharafta leh waxaan halkan ugu soo gudbineynaa Muxaadaro muhiim ah oo uu jeediyay Sheekh Jaamaca Cabdi-Salaam.
Muxaadaran Sheekhu wuxuu uga hadlayaa Al-Xaakamiyah, waxaana uu kusoo hadal qaadayaa xukunka sharciga ah ee dowladaha ka jira Caalamka Islaamka.
Halkan ka dhagayso Muxaadarada Al-Xaakimiyaha oo uu jeediyay Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam.