Dhageyso Barnaamij Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Cuntada Dalka.
Dhageystayaasha wararka idaacadda, aqristayaasha mareegta radioalfurqaan.com iyo daawadayaasha barnaamijyada muuqaalka ah ee https://www.youtube.com/idaacaddaalfurqaan, waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij muhim ah oo ku saabsan cunnada wadanka.