Dhageyso Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Qof Kasta Muhiim U Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waa todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiic muhiim ah oo lagu beego xilligooda, iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh ama aragti dheer ka heysta qodobta la lafa gurayo.

Maanta waxaa barnaamijka looga dooday WAX TARKA RAASHINKA WADANKA, SABABTA DADKA UGA JEESTEEN DALAGGA DALKOODA, UNA AADEEN KAN DIBADDA IYO HALISTA RAASHINKA DIBADDA.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.