Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhiim Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa maanta lagu soo qaatay mowduuc muhiim ah, waxaana ka qeyb galay shan kamid ah hogaanka qabaa’ilka ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.