Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay.

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Xassan Cali Kheyre ayaa goordhow wuxuu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo Siyaasiinta iyo Baarlamaanku wada sugayeen.

Wasiirada  ayaa ka kooban illaa iyo 27 wasiir iyo Wasiir ku xigeen, waxaana u badan Siyaasiyiin saaxiibo la ah Farmaajo.

Xaflad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ayaa looga dhawaaqay Wasiirada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.