Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.
Barnaamijka Diirada jimcaha oo todobaadle ah maanta waxaannu kusoo qaadanay Barashada Qur’aanka Kariimka.
Waxaa lagu faaqiday habka ugu fudud ee lagu xifdisiin karo Caruurta Qur’aanka,waxaana ka qeyb qaatay Macalimiin,Arday,Waalidiin iyo Marti Sharaf.