Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada.
Dhuuxa Wareysiyada Caawa waxaa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin qasaaraha weerarkii Hotel wehliye,Beesha Cowramale oo hub ku wareejisay Alshabaab,Sheekh Maxamed Bashaar oo ka hadlay Abaaraha iyo qodobo kale.