Maraykanka oo qirtay inuu dad ku xasuuqay Muusil.

Dowladda Maraykanka oo duulaan qaawan oo dhanka hawada ah kawada dalka Ciraaq ayaa markii ugu horreysay waxay qiratay iney tobanaan Ruux ay ku leysay duqeymo ay k fulisay magaalada Muusil ee dalka Ciraaq.

Jeneraal Joseph Votel oo ah madaxa ciidamada Maraykanka ee bariga dhexe oo hadlay ayaa sheegay iney duqeyn naxdin badan ay ka fuliyeen dhanka galbeed ee magaalada Muusil wadanka Ciraaq.

Votel wuxuu sheegay iney wadaan baaritaanno ay ku ogaanayaan dhabnimada wararka la xiriira duqeymahaas, waxaase uu rajaxay in duqeymahaas ay fuliyeen diyaaradaha dowladda Maraykanka.

Joseph wuxuu marmarsiyo uga dhigay dadka ay xasuuqeen iney isku dhex dheehmeen dadka shacabka ah iyo Mujaahidiinta.

Dowladda Rawaafida Ciraaq oo dhowr jeer hadashay waxay sheegtay in duqeyntaas ay ku dhinteen inkabadan 500 oo ruux.

You might also like
1 Comment
  1. nuur says

    asc waraxmatulahi wabarakatuhu oll muslimta melwalaba eyjogan waaxan idinlawadagaya xanuunka iyo xasuqaa gardarada ah ey rer galbedku kuwadan dhaman musliminta melwalba eyjogan walalayaan yaan laniyadjabin insha alah nasri iyo garagar aya imanaya nasrigas iyo garagarkas wuxuu uqasnoqonaya dhaman musliminta melkast eyjogan insha alah galada iyo intii lasocotana ilaheyba shegay hoosbey noqonaya wlalyaal halwadao dadalada lagulajiro galada laguna socelinayoo adunka gacanta musliminta galaduu wa dad xun laciifa ah yan lagabaqanin melkasta eyjogan halogugalo af iyo gacanba halaguwaxyeleyo wllayal

Leave A Reply

Your email address will not be published.