Maxaa sababa Abaaraha,Sideena Looga Bixi karaa.?(Maqal)
Dalka Soomaaliya waxaa ku dhuftay abaaro saameeyay dadka iyo duunyada.
Jiilaalka ayaa dabo dheeraaday ,waxaana meelaha qaar dhimanaya dadka iyo duunyada.
Xarakada shababaul mujaahidiin oo katalisa dhul baaxad leh ayaa wada ugurmashada walaalahooda la ildaran gaajada iyo oonka.
Hadaba Sheekh Maxamed Bashaar oo kamid ah Culimada diinta islaamka oo la hadlay idaacada Alfurqaan ayaa ka hadlay asbaabaha ay ku yimaadaan abaaraha iyo wadada looga bixi karo.
“Abaaraha waxyaabaha ugu horeeya ee looga bixi karo waxaa kamid ah sabarka oo allaah laga baryo in abaaraha uu ka feedo iyadoo la isku duleynayo allaha Caza wajal”ayuu yiri Sheekh Maxamed Bashaar.
Sheekh Maxamed Bashaar ayaa Muslimiinta kula dardaarmay inay isaga kaalmeeyaan imtixaanka islamarkaana dadka xoolaha heysta ay gacan qabtaan dadka fuqurada ah ee abaaruhu heystaan iyagoo kala qeybqaadanaya dhibaatada heysata.