Sarkaal Itoobiyaan ah oo is dilay.!!

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Sarkaal katirsan ciidamada Itoobiya oo ku sugnaa degmadaas uu is toogtay.

Sarkaalka is toogtay ayaa la sheegay in sababta ka dambeysa inuu is dilo ay ahayd kadib markii loo diiday Fasax uu ku doonayay inuu ku aado dalkiisa.

Falalka noocan oo kale ah ayaa joogta ah ciidamada Shisheeyaha dhexdooda ee duulaanka ku jooga Soomaaliya, waxaana ugu wacan duruufaha adag ee ku heysta dalka Soomaaliya oo ay kula kulmayaan dagaallo adag oo uga imaanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.