Sawirro+Dhageysi: Beesha Biyamaal Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeesatay DF.

Beesha biyamaal oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed, ayaa sheegtay iney si adag uga soo hor jeedo dowladda federalka ah ee uu hogaamiyo Farmaajo, iyagoo arrintaas u sababeeyay dhowr wax yaabood.

Marka kowaad beeshu waxay sheegtay in DF ay dalka kusoo hogaamisay shisheeye, walina ummada usii hosaasineyso, waxa kale oo ay sheegtay in dowladdu ay ku dhaqanto qawaaniin aan ahayn diinta islaamka.

Beesha ayaa sheegtay iney naf iyo maalba ku bixineyso sidii dalka looga saari lahaa ciidamada shisheeye iyo DF, iyadoo sheegtay iney dhanka kale garab taagan tahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Odayaasha dhaqanka ayaa kulan ka dhacay Sh/hoose ku lafa guray arimahan oo dhan.

Halkan Ka Dhageyso Odayaasha Beesha Biyamaal

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.