Waa Sidee Xaaladda Buulobarde Sadax Sano Kadib Qabsashadii Ciidamada Jabuuti? (Dhageyso)

Magaalada Buulobarde oo ka hor qabsashadii Jabuutiyaanka ahayd mid horumar ku tallaabsanaysay, ayaa hadda u muuqata meel baaba’ ah, waxaana halkan idinku soo gudbineynaa, war-bixin aynu ku eegeyno magaalada iyo dhibaatooyinka ay dhaxal siiyeen askarta Jabuuti.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.