Daawo Tartan Qur’aan Aqris Gobolka Hiiraan.

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij muuqaal ah oo aanu ka diyaarinay tartan Qur’aan aqris ah oo ka dhcay wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.

Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galay arday da’ yar ah oo ka kala timid degmooyinka iyo degaanada gobolka, iyagoo soo bandhigay aqoon heer wanaagsan oo dhanka Qur’aanka ah.

Wilaayaadka islaamiga ah ayaa waxaa si dardar leh uga socda wax barashada noocyadeeda kala duwan, iyadoo si gaar ah ahmiyadda loo siiyo diinta islaamka.

Hoos ka daawo Filimka iyo Sawiro.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.