Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka. On Apr 14, 2017 350 1 Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka wuxuu kamid yahay barnaamijyada todobaadla ah ee kabaxa Al-Furqaan, waxaana looga faallooda arimaha Caalamka Islaamka. https://b.top4top.net/m_469cd4au1.mp3 1 350 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail
Asc dhamaan bahda reer Radio Alfurqaan sln kadib ugu horren Alle ayaa mahad oo idil iska leh Alxamdulillah bacdi xmdillah walaalayaa waad ku mahadsantihiin howlaha qiimaha badan aad umadda uheysaan rabbi haidin ka xifdiyo cadowga alle & cadow islamka , Allahuma Aamiin walaalayaa waxan idinka codsanyaa in barnaamijkaadka idacada aaad ka dhigtaan sidii horre mp3 ladejisan karo mahadsanidiin Jzakumullahu Kheyr Asc.