Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo maalin kasta oo Jimcaha ka baxa Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa arimaha caalamka Islaamka.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 21-04-2017