السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalaha kheyrka badan waxaan idinku boorinayaa in aad Idaacada ka dhigtaan MP3 player waayo Walaalaha dhegaysta Idaacada waxay doorbidaan Mp3 ga ee sidaa u ogaada
Rabbi ha idin barakeeyo dhamaantiin.
asc waaalayaal qiimaha iyo qadirinta mudan iyo maamulka iyo wariyaasha radioalfurqaan.com.
codka barnaamijyada aad soo gelisiin maya shaqeenayo sida dhuuxa wereysida, diirada jimcaha iyo subax iyo dhuhur iyo wixii la mid mana la download kareenkaro.
fadlan wax ka qabta ama sameyyaa.
please fix the audio of your programmes in the radio?
thank you
mahamed Islaam.

waan ku guda jirnaa howshaas Walaalayaal
asc waaalayaal qiimaha iyo qadirinta mudan iyo maamulka iyo wariyaasha radioalfurqaan.com.
codka barnaamijyada aad soo gelisiin maya shaqeenayo sida dhuuxa wereysida, diirada jimcaha iyo subax iyo dhuhur iyo wixii la mid mana la download kareenkaro.
fadlan wax ka qabta ama sameyyaa.
please fix the audio of your programmes in the radio?
thank you
mahamed Islaam.
waan ku guda jirnaa walaalayaal Inshaa allaah