Dhagayso: Tarjmada Afsoomaaliga ee kalimadda uu jeedinayo Sheekh Ayman ee ciwaanka looga dhigay ” Shaam uma Rukuuceyso Alle mooye”.

Mu’assasada As-saxaab garabka warbaahineed ee Alqaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo hogaamiyaha guud ee Alqaacida Sheykh Ayman Al-Dawaahiri.

Kalimadda oo soconeysa qadar lix daqiiqo ah, wuxuu Sheekhu talooyin iyo Towjiihaad ugu diray Jamaacaadka ka dagaalama dalka Suuriya.

Hadaba Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay idin soo gudbineysaa Tarjmada oo dhameystiran ee luuqadda Afsoomaaliga.

Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ee Kalimadda Shaam uma Rukuuceyso Alle mooye.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.