Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu lafa guraa mawaadiic muhiim ah, gaar ahaan kuwa munaasab ku ah waqtigooda.
Todobaadkan waxaa lagu lafa gura digniintii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u jeedisay dalladaha iyo ururada dalka keenay manaahijta wax barashada reer galbeedka iyo manhaj cusub oo uu soo saaray xafiiska barbaarinta iyo tacliinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.