Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Qodob Xasaasi Ah looga Hadlay.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa maanta lagu lafa guray hadalkii hanjabaada ahaa ee dhawaan kasoo baxay madaxweynaha Mareykanka kuna wajahnaa ummada Soomaaliyeed, wax yaabaha la is dul taagay ayaa waxaa kamid ah, waxa Mareykanka qeylo dhaanta ka keenay maadaama uu horay dagaalka ugu jiray islamarkaana uu isagu keenay ciidamada shisheeye Amisom ee dalka kusoo duulay.
Martida:
1-Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim
2-Sheekh Cabdul-Ilaah
3-Sheekh Jaamac Aadam
Ku Dhageyso Tayo Sare
Ku Dhageyso Tayo Dhexe