Sawirro: Beesha Xawaadle oo Suldaan cusub ku caleema saartay Jubbooyinka.
Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen waxgarad, Odoyaal, mas’uuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka dhacday deegaan katirsan Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.
Xafladan oo ahayd mid cajiib ah waxaa suldaan cusub ku yeelanayay Beesha Xawaadle ee degta wilaayada Jubbooyinka.