Dhagayso:Dhuuxa Waraysiyada. On May 24, 2017 216 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhagayso Dhuuxa wareysiyada 24 05 2017. 0 216 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail