Dhagayso:Warka Duhurnimo idaacada Alfurqaan.
Aqristayaasha iyo dhagaystayaasha Alfurqaan waxaannu halkaan idinkugu soo gudbinaynaa warka duhur oo lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin qarax ka dhacay Shabeelaha Hoose,Farmaajo o gaaray Afgooye,Shabaab oo Galay Kulbiyow iyo Qodobo kale.